CAJIIB U ADEEGSO CODESKAN MESSEGESKA WHATSAPP



Hadii aad whatsapp isticmaasho waxaa hubaal ah in messeges badan aad dirto maalin walba casharkan waxa aan kuugu soo gudbin doonaa app kaa caawin doona sida aad erayo wakhti badan kaa qaadan kara aad hal eray ugu adeegsato ama calaamad tan oo kuu fududdaynaysa qoraalkan wakhti badan kaa qaadanaya.



Halkan kala dag appka|Download



Post a Comment

0 Comments