Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga
Muuqaalka sharaxaada
:Halkan kal deg dhamaan appska
1. Ledboard
Waa application aad ka helayso keyboard aad u qurxoon isla markaana aad u isticmaali karto qoraaladaada.
markii aad message qorayso mobileka waxa ku jira keyboard default isla markaana dhamaantiisba cadaan appkan hadii aad haysato waxa aad keyboardkaaga ka dhigi kartaa nooca aad rabto.
Download
2. Jibjab
Waa application aad muuqaal ku editgareyn karto waxa gudihiisa ku jira muuqaalo bdan kuwaasi oo mid walbaa micno gaar ah uu leeyahay isla markaana waxa aad adeegsan kartaa sawirk kur ah kaasi oo aad dul saari karto midka aad u baahan tahay
Download
3. SkipAds
Markii aad muuqaal youtube ah fiirsanayso ama aad daawanayso waxa ku soo gala xayaysiin ama ads kuwaasi oo aad waqti yar ka dib aad skip taabato oo aad is dhaafiso.
hadaba appkan waxa uu kaa caawinayaa in aadan mar danbe skip taaban doonin isla markaan uu si amar la'aan ah uu isku dhaafin doono adkaasi
Downlaod

0 Comments