U DICTIONARY
waa appka kaa caawinaya in aad tarjumi karto luqad walba adiga isticmaalaya mobilekaaga.
- Qaabka uu u shaqeeyo
U DICTIONARY waa aad ka helayso inta badan luuqadaha aduunka adiga oo adeegsanaya appkan waxa uu leeyahay goob aad ka dooranayso labada luuqadood ee la isku tarjumayo Tusaale: Waxa aad dooranaysaa luuqadaada iyo qofka kale ee aad la xidhiidhayso luuqada uu ku hadlo ka dib waxa aad ku qoraysaa luuqadada message intaas kadibna waxa aad adeegsan doontaa appka si laguugu tarjumo.
Halkan kala deg appka|Download
Muuqaalka sharaxaada
0 Comments