HAB CUSUB U ADEEGSO MESSEGES KAAGA WHATSAPP



Asc Asxaabta shabakada jagne4u casharkan kooban waa muuqaal ku tusinaya sir aad u weyn oo ku jirta whatsappkaaga.

Hadii aad badanaa isticmaasho whatsapp waxa aad marmar u baahata in qof chatting aad wada samaynaysaan amaba aad isla hadlaysaan aad u baahan tahay in aad messagekiisa akhriso sidoo kalena uu san ogaan in aad akhrisay amaba ay san saarmin labadan tick ee bluega ah.
waxa aan kuugu sharaxi doonaa muuqaalkan sida aad arintaan u qaban lahayd.




Post a Comment

0 Comments