Hadii aad isticmaalayso mobile data amaba wifi isla markaana aad u baahan tahay in aad sidoo kale furto airplain mode si aanay kuu soo galin calls and messageska simcardka waxa aan is waafaqayn airplain iyo internet hadaba waxa aan kuu hayaa code is waafajinaya labadan.
CODE : *#*#4636#*#*

0 Comments