ISTICMAAL MOBILEKAAGA ADIGA OO AN TAABAN


Mobileska gacanta ee smartphone waxa aad ku taqaanaa in lagu isticmaalo gacanta amaba taabashada isaga oo markii aad taabato aad isticmaali karto meeshi aad rabto hadaba mobilekaaga ma isticmaali kartaa adiga oo aan taaban.

Access Voice 

acces voice waa app kaa caawinaya in aad mobilekaaga ku isticmaali karto adiga oo adeegsanaya codkaaga isla markaana ku dhawaaqaya number iyo eraygo goobtii aad u baahnayd 
halkaan hoose ayaad kala degaysaa appka.

Download



Post a Comment

0 Comments