Tagsku waxa ay ka mid yihiin waxaabaha muuqaalada youtube u suurto galiya in uu meel fog gaadho hadaba hadii ay aragto muuqaal veis badan haysta isla markaana aad rabto in aad ogaato tagska uu isticmaalay muuqaalkaasi si aad muuqaalkaagana ugu isticmaasho waxa aan muuqaalkan kuugu soo gudbin doonaa qaabka ugu sahlan ee ad ku ogaan karto.
Halkan ka Booqo Websiteka|Booqo

0 Comments