QURXINTA SAWIRADA PICSART | PICSART AF SOMALI |SIDEE LOO EDITGAREEYO SAWIR



Qurxinta sawirada picsart

picsart waa application awood badan isla markaaga lagu qurxito sawirada waxa uu si fiican ugu shaqeeyaa mobielada.
picsart waxa kale oo caan ku yahay featureska kala duwan ee ku jira.
casharkeena waxa aynu ku qurxin doonaa sawirkan sare.

Sawirka An Isticmaalay
halkan ayaad kala degi kartaa sawirka aan isticmaalay

Download




Post a Comment

0 Comments