Qurxinta sawirada picsart
picsart waa application awood badan isla markaaga lagu qurxito sawirada waxa uu si fiican ugu shaqeeyaa mobielada.
picsart waxa kale oo caan ku yahay featureska kala duwan ee ku jira.
casharkeena waxa aynu ku qurxin doonaa sawirkan sare.
Sawirka aan isticmaalay
halkan hoose ayaad kala degaysaa sawirka
PICSART
Picsart waa application runtii kaa kaafinaya dhamaan noicyada qurxinta sawirada sidii kale aad kaga maarmayso isticmaalka Adobe Photoshop iyo Softwareska kale ee computerka.
Adeegyada Picsart
1. Background ka saarid
2. Background ku darid
3. Effect
4. Color
5. Drawing
6. Collage

0 Comments