appsku waxa ay ka qayb qaataan quruxda mobilekaaga iyaga oo qaabka ay u yaalaan kaa caawinayso in mobilekaagu uu noqdo mid aad u qurxan hadaba appska mobilekaaga ma ka dhigi kartaa qaab ah kuwo dhaqaaaq samynaya daawadayaal maanta cahsarkeenan waxa aan kuugu soo bandhigi doonaa app cajiib ah.
Launcher Live Icons
applicationkan waxa uu kaa caawin doonaa in mobilekaaga aad ka dhigto mid appskiisu ay dhaqaaqayaan taasi oo kor u qaadi karta quruxda mobilekaaga
halkan kala deg appka
Download

0 Comments