whatsappku waxa uu ka mid yahay goobaha ugu waaweyn ee social mediaha ee la isticmaalo hadaba hadii aad ka mid tahay dadka sida joogtada ah u isticmaala whatsappka muuqaalkan waxa aan idinku soo bandhigi doonaa qaabka aad u helayso amaba aad u daba gali doonto dadka whatsapp profilekaaga soo booqda.
WhatsTracker:-
Appkan whatstracker waa app laagu talagalay ee dadka asxaabtaada ah ee si joogta ah u soo booqsa whatsappkaaga in uu kuu qabto amaba aad si fudud u ogaato hadaba si aad u ogaato.
halkan kala deg appka
Download

0 Comments