SIDA LOO OGAADO QOFKA UNFALLOW KU DHAHA INTAGRAM |



Hadii ad isticmaasho instagramka waxa aad ogtahay in marmarka qaar ay dhacdo in followerskaagu ay hoos u dhacaan isla markaana aad fahmi weydo waxa ka qaldan iyada oo ay dadka qaar unfollow ku dhahayaan ama followerska ay kaala laabanayaan muuqaalkan waxa aan ku eegi doonaa qaabka aad ku ogaan karto dadkaasi unfollow ku dhahaayaan.



Halkan kala deg appka|Download



Post a Comment

0 Comments