Marmarka qaar waxaa dhacda in aad u baahato in aad sawirkaaga sawirka gadaal aad ka badasho ama backgroundka danbe aad ka saarto hadaba maanta muuqaalkan waxa aan kuugu soo gudbin doonaa qaabka ugu sahlan ee aad uga saari karto adiga oo aan isticmaalin wax app ah.
kaliya waxa aad isticmaali doontaa website daawo muuqaalkan hoose.
Halkan ka booqo websiteka|Booqo

0 Comments