ISTICMAAL EMAIL BEEN AH|SIDA LOO ISTICMAALO EMAIL FAKE AH

Asxaabta waad idin salaamay dhamaantiin mawduucan maanta waxa aan kaga hadli doonaa qaabka aad u isticmaali karto email fake ah ama email been ah isla markaana shaqeynaya.
Marmarka qaar hadii aad website iska diiwaan galinayso waxaad u bahataa in aadan isticmaalin emailkaaga dhabta ah sababo amni awgeed.



TEMP MAIL
Waa application inoo fududayn doona arintan isla markaana ina siin doona emailka.

  • Qaabka uu u shaqeeyo
Temp mail waxa uh kuu soo bandhigayaa emails aad u tiro badan isla markaana waxa aad ka xulanaysaa midka aad u baahato ka dib waxa aad awoid u yeelanaysaa in aad fariin dirto laguuna soo diro adiga oo isticmaalaya emailkaasi.


Halkan kala deg appka|Download








Post a Comment

0 Comments