QAAB CUSUB OO LOO HELO INSTAGRAM LIKES 2020

Casharkan waxa uu faaido weyn u leeyahay asxaanta inta badan isticmaasha instagramka.
hadaba muuqaalkan waxa aad ku arki doontaa qaabka ugu fudud ee aad ku heli karto instagram likes aad u tiro badan adiga oo isticmaalaya App.



LIKE
waa applicationka kaa caawinaya in aad hesho instagram likes aad u tirobadan


  • Qaabka uu u shaqeeyo
Appkan waxa aad followgeraynaysaa dad kuwaas oo si joogto ah  isticmaala appkan qofkii kaliya ee aad follow gareysaa waxa aad ku helaysaa points ka dib pointskaasi oo isku tagay ayaa adiga kuu noqonaya followers isla markaana aad dirsanaysaa.


Halkan kala deg appka|Download


Muuqaalka Sharaxaada
















Post a Comment

0 Comments