Hadaba muuqaalkan ka dib waxa aad awood u yeelan doontaa in aad sawiradaada aad qurxiso sidoo kale uma baahan doontid wax computer iyo wax la mid ah kaliya waxa aad u baahan tahay mobilekaaga
PICSART
Picsart waa application runtii kaa kaafinaya dhamaan noicyada qurxinta sawirada sidii kale aad kaga maarmayso isticmaalka Adobe Photoshop iyo Softwareska kale ee computerka.
Adeegyada Picsart
1. Background ka saarid
2. Background ku darid
3. Effect
4. Color
5. Drawing
6. Collages
halkan ayaad kala degaysaa picsart|Download
LIGHTROOM
barnaamijka lightroom waa application ku fiican colorgradingka iyo in sawirkaagu uu noqdo mid color ahaan fiican waxa uu leeyahay features aad u badan oo sawirkaaga ka dhigaya mid soo jiidasho leh sida
1. brightness
2. sharping
3. color correction

Halkan kala deg application lightroom|Download
Muuqaalka sharaxaada
Halkan kala deg sawirka aan isticmaalay|Download

0 Comments