QURXINTA SAWIRADA PICSART||SIDA SAWIR LOOGU QURXIYO DAB||DAB EFFECT

Asc asxaabta maanta mawduucan waxa aan ku arki doonaa sida aad u qurxin karto sawiradaada.
Hadaba muuqaalkan ka dib waxa aad awood u yeelan doontaa in aad sawiradaada aad qurxiso sidoo kale uma baahan doontid wax computer iyo wax la mid ah kaliya waxa aad u baahan tahay mobilekaaga


PICSART
Picsart waa application runtii kaa kaafinaya dhamaan noicyada qurxinta sawirada sidii kale aad kaga maarmayso isticmaalka Adobe Photoshop iyo Softwareska kale ee computerka.
Adeegyada Picsart
1.  Background ka saarid
2.  Background ku darid
3.  Effect
4.  Color
5.  Drawing
6.  Collages


halkan ayaad kala degaysaa picsart|Download

Muuqaalka sharaxaada



Dhamaan sawirada aan isticmaalay|Download




Post a Comment

0 Comments