SI FUDUD U OGAW DADKA SOO BOOQDA FACEBOOK PROFILEKAAGA

Asxaabta mawduucan waxa uu faaiido weyn kuu leeyahay hadii aad ku bdan tahay isticmaalka facebook.
facebook waa barnaamij balaadhan isla markaana lagu wada xidhiidho midkaasi oo aad asxaabtaada fariimo isku weydaarsan kartaa sidoo waxa soo dhigi kartaa sawir,qoraal ama muuqaal kaasi oo aad sidoo kale aad la wadaagayso asxaabtaada ka dib ay ayaguna falcelin kaa soo samaynayaan.
facebook waxa aad ku leedahay profile midkaasi oo aad soo dhigto xogtaada kala duwan.
hadaba muuqaalkan waxa aan kuugu soo gudbin doonaa sida ugu fudud ee aad ku ogaan karto qofka soo booqda facebook profilekaaga adiga oo aan ogayn.


PROFILE TRACKER
Waa appka inaga caawin doona qaabka aan u heli karno dadka facebokk profilekaaga soo booqda qaab sir ah.


  • Sida uu u shaqeeyo
appkan waa app kuu qabanaya dadka soo booqda profilekaaga sida sawirada kuugu jira ama warbixintaada kala duwan ee ku kaydsan profilekaaga waxa aad login ku samaynaysaa facebook occountkaaga ak dib waxa aad arki doontaa list ay ku jiraan dhaamn dadkii adiga qof wal booqan kara facebook profilekiisa si aad u ogaato qofka uu yahay.




Halkan kal deg appka|Download

Muuqaalka sharaxaada





Post a Comment

0 Comments