SIDA LOO HELO INSTAGRAM FOLLOWERS BADAN 2020

Asc asxaabta mawduucan maanta waxa uu daaran yahay ama uu faaiido badan u leeeyahay asxaabta instagramka aadka u isticmaasha ama ku badan.
Waxa aynu ku soo bandhigaynaa sida ugu fudud ee aad ku heli karto instagram followers daqiiqado kooban


FAN-KING
waa applicationka kaa caawinaya in aad hesho instagram followers aad u tirobadan


  • Qaabka uu u shaqeeyo

Appkan waxa aad followgeraynaysaa dad kuwaas oo si joogto ah  isticmaala appkan qofkii kaliya ee aad follow gareysaa waxa aad ku helaysaa points ka dib pointskaasi oo isku tagay ayaa adiga kuu noqonaya followers isla markaana aad dirsanaysaa.


Halkan kala deg appka|Download 



Muuqaalka Sharaxaada







Post a Comment

0 Comments