SIDA LOO OGAADO GOOBTA UU JOOGO SAAXIIBKAA || QAAB CUSUB KU OGOW LOCATIONKA SAAXIIBKAA 2020

Asc, ku soo dhawaw mar kale iyo shabakada jagne4u.com oo aad ka helayso technology tips mawduucan waxa aynu ku soo qaadan doonaa sida ugu sahlan ee aad ku ogaanayso goobta uu joogo saaxiibkaa hadii aad kala xidhiidhayso
1.  whastapp
2.  facebok
3.  telegram
4.  email
iyo waxyaabo la mid ah
hadaba si aad u ogaato goobta saxda ee uu joogo waxa aad qaadasaa dhawr talaabo oo is xiga.


Waxa aad u baahan tahay labo shay

1.  IPLOGGER.ORG
Waa website kaa caawinaya in aad hesho

  • Qaabka uu u shaqeeyo
Websitekan waxa aad galinaysaa linki kaasi oo aad u baahan tahay in qofku click siiyo ama uu linkigaasi riixo hadaba waxa samaynaysaa waxa aad soo qabanysaa link ka dib wxa aad galinaysaa website ka dib waxa aad u diraysaa qofkii waxa aad dabadeedna markii uu linkigaasi riixo waxa aad helaysaa IP adress uu leeyahay qofkaasi si aad u daba raacdo


Halkan ka booqo websiteka|Booqo


2.  IP LOCATION
waa app kaasi oo isaguna kaa caawinaya in aad hesho goobta uu saaxiibkaa ku sugan yahay


  • Qaabka uu u Shaqeeyo
Appkan waxa lagu magacaabaa IP LOCATION waxa la xidhiidhaa websiteka aadn hada soo sheegnay kaasi oo aad ka helayso adress appkan markii aad hesho ip adresska waxa aad galinaysaa appka ka dib waxa aad heli doontaa goobta saxda ee uu joogo qofkaasi


Halkan ayaad kala degaysaa appka|Downlaod 


Muuqaalka Sharaxaada





 

Post a Comment

0 Comments