WAA MAXAY CARD GANACSI
card ganacsi waa card loogu talo galay in goob ganacsi warbixinteed lagu soo bandhigo sida
- goobta lagala soo xidhiidhayo
- goobta ay ku taalo
- waxa ay qabanayso
ka dib cardskaasi waxa loo qaybinayaa dadweynaha kala duwan si qofkii u baahda adeegaasi uu ula soo xihiidho.
BUSSINESS CARD MAKER
waa applicationa inaga caawinaya in aan ku sameyno bussines card qaab fudud
- sidee ayuu u shaqeeyaa
appkan waxa uu ku shaqeeyaa android mobileska waa app aad si fudud ugu sameysan karto cardska waxa uu leeyahay templates diyaarsan isla mrkaana aad ka heli karto appka gudiisa kuwaasi oo horey loo soo designgareeyay ka dib waxa aad ka badelan kartaa magac, phonenumberka iyo adresska
Halkan ayaad kala degaysaa appka|Download
muuqaalka sharaxaada


0 Comments