Asc, asxaabta ku xidhan shabakada jagne4u.com Mawduucan waxa uu daaran yahay qaab fudud oo aad sawiradadaa u qarsan kartid gudaha mobilekaaga kaasi oo aad isticmaalayso app uusan ka filan doonin qofka aad ka qarsanaysaa waxa uuna noqon doonaa app phone call loogu talogalay oo qofkii gudaha u galaa waxa uu moodi doonaa kaliya appkan in wax laga waco uma malayn doono in appkan wax lagu qarsan karo.
Dialer Vault
waa appka kaa caawinaya in aad ku qarsan karto sawiradaada iyo dhamaanba fileska mobilekaaga
Qaabka uu u shaqeeyo
Waxa uu appkan leeyahay goob sir ah kaasi oo aad ku qarsan karto sawiradada waxa aad galinaysaa number kuu qaas ah kuwaasi oo aad markii aad u baahato aad ku furan karto.
0 Comments