SIDA TELEGRAM LOOGU ISTICMAALO NUMBER AMERICAN AH

Asc asxaabta dhamaantiin
Mawduucan waxa aynu uga hadli doonaa telegram.
Telegram waaa barnaamij amaba application loogu talo galay in lagu wada xidhiidho kaasi oo aad ka furan karto.

  • Personal
  • Group
  • Channel
waxa aad sidoo kale ku isticmaalaysaa numberkaaga dalka mawduucana waxa uu daaran yahay sida aad u isticmaali karto number american ah telegram kudihiisa adiga oo message diri kara lagaagana soo diri karto isla markaana isticmaalaya numberka americanka ah.



TEXTNOW
waa applicationa kaa caawinaya in ka hesho numberka american ah 

Sida Uu u Shaqeeyo

Appkan waxa ka helaysaa american number si bilaash waxa aad isku diwaan galinaysaa googlekaaga amaba facebook isla markaana waxa aad dooran kartaa area codeka gobolada maraykana sida CALEFORNIA, NEWYORK IYO WISCONSIN isla markaana waxa uu kuu soo bandhigi doonaa numbers kala duwan adiga oo dooran kara midka aad isticmaalayso ka dib waxa uu ku siinayaa googb aad ka maamulayso numberkaasi sida goobta meesageska goobta wicitaanka IWM.





Halkan kala deg appka|Download



Muuqaalka sharxaada







Post a Comment

0 Comments