3 APP OO KAA YAABIN DOONA|WAA U MUHIIM MOBILEKAAGA BARNAAMIJYADANI

Ku soo dhawaaw mar kale shabakada jagne4u.com oo aad ka heli doonto simple technology tips sida mobile andoidka, computerka iyo dhamaanba qalabka technologyada waxa aanu si gaar ah u eegnaa si aan idinku soo gudbino muuqaalada top apps ama appska ugu fiican qurxinta sawirada adiga oo isticmaalaya picsart mawduucan maanta waxa aynu ku eegi doonaa TOP 3 android apps ama 3da app ee ugu fiican mobilekaagana wax badan u qaban doona kuwaasi oo lagu tiriyo appska ugu wanaagsan 2020. appska waxa aan si degan kaaga soo xulay google playstore aniga oo kaashanaya websites caalami ah waxa aanan kugula talin lahaa in aad degsato kuna isticmaasho mobilekaaga androidka ah.



Waxa aan kuu soo xulay appska ugu fiican uguna yaabka badan ee aad bahida u qabtay laga yaabo in qaarkoodb aad raadinaysay isla markaan aad halkan ka heli doonto.
Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga

Muuqaalka sharaxaada



:Halkan kala deg dhamaan appska

1.  Aida64
waa app 100% ku caawin doona hadii aad mobile iibsanayso waxa aad si fudud u heli kartaa
dhamaanba macluumaadka mobileka sida batteryga systemka versionka ITC


2.  Bubble Launcher
sida magacba ka muuqata waa launcher kaasi oo badeya dhamaanba appska mobilekaaga qaabka ay u yaalaan


3.  Mathpapa
waa app kaasi oo kaa caawin doona in aan ka shaqeyso xisaabta nooca loo yaqaan algebra badanaa calculators aanisticmlaano awood uma laha in ay ka jawaabaan aljebra balse mid waa awoodaa
Download

Post a Comment

0 Comments