waxa aan mawduucan maanta kuugu soo gudbin doonaa qaabka ugu sahlan ee aad ku heli karto subscribe iyo views adiga oo kaliya isticmaali doona app.
TUBE MINE
Waa appka inaga caawin doona in aad hesho subscribe iyo views badan
- Qaabka uu u shaqeeyo
waxa appkan ku jira dad aad u tiro badan ku waasi oo soo galiya muuqaaladoooda youtube iyo sidoo kale channelskooda waxa aad daawanaysaa sidoo aad subscribe saaraysaa muuqalada iyo chaannelsa dadka kale waxa aad ka dib helaysaa points isla markaana dhibcahaas ayaad waxa aad u badelanaysaa subscribe iyo veiws.
Muuqaalka Sharxaada
Ha kala deg appka|Download

0 Comments