APPKAN WAXA UU KA HOR TAGAYAA IN MOBILEKAAGA LAGAA XADO|SIDA LOO HELO MOBILE KAA LUMAY

hadii aaad isticmaasho mobielada smart phoneka waxa aad u baahan tahay in aad ilaaliso securityga mobilekaas hadii mobilekaasi lagaa xado ama uu kaa lumo sidee ayaad ku heli kartaa.
asc kusoo dhawaada shabakada jagne4u.com oo aad ka heli doonto waxyaabaha ku saabsan technologyada maan mawduucan waxa aan uga hadli doonaa sida ugu fudud ee aad uga hoor tagi karto in mobilrkaaga lagaa xado.



Si aad u hesho mobile lagaa xaday waxa aad u baahan tahay appkan hoose
Crootcatcher anti theft

sidee ayuu u shaqeeyaa
Appkan markii aad mobilekaaga ku soo degsato waxa aad ka dhigaysaa active ka dib waxa aad ku xiraysaa emailkaaga waxaa muhiim ah in aad heyso emailkaaga iyo passwordka ka dib qofka xaday markii uu isku dayo waxa aad heli doontaa fariin taasi oo ku tusinaysa sawirka qofka iyo goobta uu joogo.
 :Halkan ayaad kala degaysaa appka

Download

Post a Comment

0 Comments