APPS SAWIRADA LAGU BADALO|APPS SAWIRADAADA QURXINAYA

Ku soo dhawaaw mar kale shabakada jagne4u.com oo aad ka heli doonto simple technology tips sida mobile andoidka, computerka iyo dhamaanba qalabka technologyada waxa aanu si gaar ah u eegnaa si aan idinku soo gudbino muuqaalada top apps ama appska ugu fiican qurxinta sawirada adiga oo isticmaalaya picsart mawduucan maanta waxa aynu ku eegi doonaa TOP 3 android apps ama 3da app ee ugu fiican mobilekaagana wax badan u qaban doona kuwaasi oo lagu tiriyo appska ugu wanaagsan 2020. appska waxa aan si degan kaaga soo xulay google playstore aniga oo kaashanaya websites caalami ah waxa aanan kugula talin lahaa in aad degsato kuna isticmaasho mobilekaaga androidka ah.


Waxa aan kuu soo xulay appska ugu fiican uguna yaabka badan ee aad bahida u qabtay laga yaabo in qaarkoodb aad raadinaysay isla markaan aad halkan ka heli doonto.
Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga

Muuqaalka sharaxaada


:Halkan hoose ayaad kala degaysaa dhamaan appska

1.  Ephoto 360
appkan waxaa ku jira templates kala duwan kuwaasi oo aad ku badali karto sawiradaa kuna qurxin karto.

3.  Mirror
waxa aad ku samayn kartaa text ama qoraal kasi oo ku jira template ahaan isla markaana waxa aad ku badelan doontaa midka aad rabto:

3.  photolab
waxaa appkan sidoo kale ku jira templates kala duwan kuwasi oo aad ku badelan karto sawirkaaga si aad ugu qurxiso:



Post a Comment

0 Comments