APPKAN WAXAA U FIICAN YAHAY WAALIDKA|APP LAGU BASAASO CARUURTA

mobilealada casriga ahi waa mobiles 100% ku shaqeeye internetka sidaas si la mid ah internetka waxaa aad ka heli kartaa wax wal oo aad ku fikirto hadaba internetku badanaaba uma fiicna caruurta ka yar 15jir waxa ayna u baahan yihiin gacan ku hayn iyo dabo gal maanta mawduucan waxa aan idinku soo gudbin doonaa qaabka aad  daba gal ugu samayn karto qof wal oo aad u baahan tahay in aad ogaato waxa uu mobilekiisa ka qabto ama uu ka isticmaalo.



FamiSave
Waa appka kaa caawinaya in aad dabo gal ku sameyso qofka aad u baahan tahay
Qaabka uu u shaqeeyo
appkan waxa uu kaaga baahan yahay in aad emailkaaga geliso ka dib waxa aad qof kale u soo download gareynaysaa appka ka dib qofku awood uma laha in uu uninstall ku sameeyo.

 Muuqaalka sharaxaada





Halkan ayaad kala degaysaa appka

Download

Post a Comment

0 Comments