ku soo dhawaw shabakada jagne4u.com magacaygu waa maxamed.
maanta mawduucan waxa aynu si balaadhan uga hadli doonaa qaab aad lacag internetka uga samayn karto adiga oo daawanaya muuqaalo youtube.
Wadooyinka aad lacagta ku helayso.
1. waxa aad daawanaysaa muuqaalo Youtube
2. waxa aad like iyo dislike saaraysaa muuqaalo youtube
3. waxa aad like saareysaa facebook pages
4. waxa aad follow dhahaysaa instagram accounts
5. waxa aad follow dhahaysaa twiitter accounts
Markii aad daawato muuqaalkan sareka dib aad raacdo stepska kala duwan ee aan ka dib waxaa aad booqan doontaa website si aad shaqada u bilawdo
Qaabka uu u shaqeeyo
Websitekan waxaa ku jira dad aad u badan kuwaasi oo iskugu jira kowo u baahan lacag iyo kuwo u baahan likes iyo view.
waxaa dooranaysaa shaqada aad qabanayso ka dib waxa aad ka dib waxa laguu diro ayaad dhamaynaysaa ka dib waxa aad helaysaa points ka dib pointskaasi ayaa waxa aad u badalanaysaa cashh.
waxa aad lacagta kula bixikartaa paypal, bank account, payneer I.T.C.
DHAMAANTOODBA WAXAA UGU SAHLAN PAYPAL.
Halkan iska diwaan gali Paypal

0 Comments