sidoo kale waxaa dhacda in qof chating aad la sameynayso aad u maleyso in
uu been kuu sheegayo isla markaana aad u baahan ahay in aad xaqiijiso in
qofkaani uu been kuu sheegay waxa aad la socon doontaa mawduucan.
ASC asxaabta halkani waa shabakada jagne4u.com oo aad ka daawan karto
dhamaan wax wal oo ku saabsan technologyada.
maanta mawduucan waxa aan kuu soo gudbin doonaa qaabka aad ku ogaan karto
qof wal oo oo chatting aad sameynayso goobta uu joogo.
Si aad u ogaato goobta uu joogo saaxiibkaa waxa aad u baahan tahay app
iyo website isla markaana wada shaqeyn ayaa ka dhaxaysa labadooda.
IPLOGGER url shortner
Waa appka kaa caawinaya in aad ogaato qofka kaa caawinaya
Qaabka uu u shaqeeyo
waxa aad copy ku samanaysaa link nooca uu doono ha noqdo ka dib waxa aad short kuugu samaynayaa linkigaasi ka dib waxa aad copy ku samaynaysaa linkigaasi ka dib waxa aad u diraysaa qofkii aad u baahnayd
IpLocation
Waa websiteka kaa caawinaya in aad hesho locationka qofka
Qaabka uu u shaqeeyo
markii oo qofkaasi riixo linkiga aad u dirtay waxa aad ip adresskiisa ka heli dontaa apka gudihiisa ka dib waxa aad paste ku leedahay websiteka sidaasi ayaad si toos ugu ogaan doontaa goobta uu joogo.
Muuqaalka sharxaada
:Halkan Kala deg appka
:Halkan ka booqo websiteka

0 Comments