TOP 3 APPS UGU FIICAN SANADKAN 2020||SADDEX BARNAMIJ UGU FIICAN SANADKAN 2020

Ku soo dhawaaw mar kale shabakada jagne4u.com oo aad ka heli doonto simple technology tips sida mobile andoidka, computerka iyo dhamaanba qalabka technologyada waxa aanu si gaar ah u eegnaa si aan idinku soo gudbino muuqaalada top apps ama appska ugu fiican qurxinta sawirada adiga oo isticmaalaya picsart mawduucan maanta waxa aynu ku eegi doonaa TOP 3 android apps ama 3da app ee ugu fiican mobilekaagana wax badan u qaban doona kuwaasi oo lagu tiriyo appska ugu wanaagsan 2020. appska waxa aan si degan kaaga soo xulay google playstore aniga oo kaashanaya websites caalami ah waxa aanan kugula talin lahaa in aad degsato kuna isticmaasho mobilekaaga androidka ah.





Waxa aan kuu soo xulay appska ugu fiican uguna yaabka badan ee aad bahida u qabtay laga yaabo in qaarkoodb aad raadinaysay isla markaan aad halkan ka heli doonto.
Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga

Muuqaalka sharaxaada






:Halkan kal deg dhamaan appska
1.  App Notifier
waa app aad ku ogaan karto hadii appskaaga mobilekaaga update ay u soo baxaan waxaan uu kugu soo ogaysiin doonaa notification.

2.  Copy Text On Screen
waa app aad copy ugu samaynayso dhamaan qoraanlada iyo links kuwaasi oo aad ku keydin karto appka gudihiisa waxa aanad copy sameyn kartaa wax ka badan hal mar.

3.  Empty Folder Cleaner
waxaa mobilekaaga gudihiisa ku jira folders kala duwan kuwaasi oo ay kuugu jiraan files kala duwan hadaba waxaa jira folders maran kuwaasi oo si iskood ah u sameysma lagana yaabo in ay space mobilekaaga ka qabsadaan hadaba appkani waxa uu kaa caawin doonaa in uu soo helo folderska ka dib uu delete ku sameeyo.



Post a Comment

0 Comments