TOP APPS|APPSKA UGU FIICAN MARCH 2020|APPS KAA YAABIN DOONA

Ku soo dhawaaw mar kale shabakada jagne4u.com oo aad ka heli doonto simple technology tips sida mobile andoidka, computerka iyo dhamaanba qalabka technologyada waxa aanu si gaar ah u eegnaa si aan idinku soo gudbino muuqaalada top apps ama appska ugu fiican qurxinta sawirada adiga oo isticmaalaya picsart mawduucan maanta waxa aynu ku eegi doonaa TOP 4 android apps ama 3da app ee ugu fiican mobilekaagana wax badan u qaban doona kuwaasi oo lagu tiriyo appska ugu wanaagsan 2020. appska waxa aan si degan kaaga soo xulay google playstore aniga oo kaashanaya websites caalami ah waxa aanan kugula talin lahaa in aad degsato kuna isticmaasho mobilekaaga androidka ah.


Waxa aan kuu soo xulay appska ugu fiican uguna yaabka badan ee aad bahida u qabtay laga yaabo in qaarkoodb aad raadinaysay isla markaan aad halkan ka heli doonto.
Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga

Muuqaalka sharaxaada





:Halkan hoose kala deg dhamaan appska
fadlan inta aadan downloadgareysan appskan daawo muuqaalka oo dhameystiran si aad u fahanto mid waliba qaabka loo isticmaalayo.

1.  Area calculator
appkan waxa aad u adeegsan doontaa in aad ku xisaabiso areayada ama bedka dhul waliba adiga oo adeegsanaya mapka gdihiisa.

Download


2.  fast save
hadii aad isticmaasho instagram waxa aad ogtahay in sawir amaba video aadan kala dgi karin gudaha instagram balse appkan waxa uu kaa cawin doonaa in videoga iyo sawirkaa aad jeclaato aad la soo degi karto.

Download

3.  Newpipe
waa app aad u isticmaali karto qaabka youtube isla markaana waxa aad ka heli doontaa dhamaanba muuqaalada youtube sidoo kale waxa uu awood kuu siinayaa in aad la soo degsto muuqaal wliba oo aad u baahato

4.  Dock4droid
waa app kuu ogalaanaayo in aad appska kale ee mobilekaaga kuugu jira in aad si fudud aad ku hesho isla markaana aad soo dhaweyso.

Download

Post a Comment

0 Comments