Waxa aan kuu soo xulay appska ugu fiican uguna yaabka badan ee aad bahida u
qabtay laga yaabo in qaarkoodb aad raadinaysay isla markaan aad halkan ka
heli doonto.
Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga
Muuqaalka sharaxaada
Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga
Muuqaalka sharaxaada
Halkan kala deg appska
Fadlan inta aadan la degin appska daawo muuqaalka oo dhameystiran si aad u
fahanto qab adeegsiga dhanaanba appska.
1. Tvoopro
Appkan waxa aad ka helaysaa dhamaan tv channelsaka kala duwan iyo dalal
kala duwan sida aljazeera, bein sports, iyo TRT waxa aad sidoo kale ka
helaysaa films kala duwan iyo series.
2. Cafe
Appkan waxa aad kala xiriiri kartaa dad kala duwan video iyo qoraalba
waxaana ku jira dad aad u badan kuwaasi oo intooda badan degan asia
kuwaasi oo aad kula xiriiri karo qaab nasiib oo uu kolba mid kuu soo
qabanayo qaab free ah.
3. Auto redial
Waa app si automatic ah aad uga wici karto qof weliba oo aad doonto waxa
aad galinaysaa numberkiisa iyo tirada wicitaan ee aad u baaham tahay 100
ama 500 iyo wax ka badan waxa uuna si automatic ah u wici doonaa
qofkaasi.
4. Auto skip ads
Waa app aad kaliya on aad ka dhigayso ka dibna waxa uu si automatic ah
kuu dhaafin doonaa adska ku soo gala muuqaalada youtube

0 Comments