APPSKA UGU FIICAN BISHAN JULAY 2020

Ku soo dhawaaw mar kale shabakada jagne4u.com oo aad ka heli doonto simple technology tips sida mobile andoidka, computerka iyo dhamaanba qalabka technologyada waxa aanu si gaar ah u eegnaa si aan idinku soo gudbino muuqaalada top apps ama appska ugu fiican qurxinta sawirada adiga oo isticmaalaya picsart mawduucan maanta waxa aynu ku eegi doonaa TOP 4 android apps ama 3da app ee ugu fiican mobilekaagana wax badan u qaban doona kuwaasi oo lagu tiriyo appska ugu wanaagsan 2020. appska waxa aan si degan kaaga soo xulay google playstore aniga oo kaashanaya websites caalami ah waxa aanan kugula talin lahaa in aad degsato kuna isticmaasho mobilekaaga androidka ah.





Waxa aan kuu soo xulay appska ugu fiican uguna yaabka badan ee aad bahida u qabtay laga yaabo in qaarkoodb aad raadinaysay isla markaan aad halkan ka heli doonto.
Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga

Muuqaalka sharaxaada


:Halkan hoose kala deg dhamaan appska
fadlan inta aadan downloadgareysan appskan daawo muuqaalka oo dhameystiran si aad u fahanto mid waliba qaabka loo isticmaalayo.


1. Jiggy
appkan waxa aad u adeegsan kartaa in aad dhaqaaq ku sameyso sawirk waxaa ku jira appka gudihiisa sawiro kala duwan oo xarakaad samaynaya kuuwaasi oo aad ku badali doonto midka aad u baahan tahay.



  2.  4k wallpapers
waxa aad ka heli doontaa sawiro aad soo saarato screenka mobilekaaga kuwaasi oo 4k ah isla markaana quiality aad u qurxan leh



  3.  Call Voice Recorder
appkani waxa uu kuu duubi doonaa dhamaan calls ama wicitaanada aad isticmaasho mobilekaaga waxa ad ka arki kartaa qof weliba iyo magaca kuugu savegeraysan waxa aanad ka dhegaysan kartaa wadahadlada isin dhaxeeya.



  4.  sticker.ly
waa app aad ku samayn karto stickerska waxa aad ka sameyn kartaa sawiradada ama sawir wal oo aad u baahn tahay waxa aad sidoo kale u isticmaali dhamaan social mediaha



  5.  ToonMe
waa app aad ku samayn karto cartoon waxa aad soo dooranaysaa sawirada aad u baahan tahay ka dib waxa uu sawiradaa u badeli doonaa cartoon waxa aadan u adeegsan kartaa goob weliba oo aad u baahan tahay.


  6.  Rotation Management
appkani waxa aad ku controli kartaa rotationka app weliba waxa aad dooranaysaa appkan ka dib appkaasi waxa uu pin ku noqon doonaa rotationka aad aad doorato.


  7.  App Coloner Arm
appkani waxa aad edit ugu samayn kartaa appska kale ee kuugu jira mobilekaaga waxa aad bedali kartaa magaca appkaasi iconkiisa ama sawirkiisa iyo colorkiisa.

Download

Post a Comment

0 Comments