Appskani waxa ay ku siinayaan features aad u bdan isla markaana faaido weyn u leh mobilekaaga
Muuqaalka sharaxaada
Halkan kala deg dhamaan appska
Fadlan inta aadan la degin appska daawo muuqaalka si aad u fahanto app
weliba qaabka loo isticmaalo.
1. PHOTOSHOP EXPRESS
appkani waa app lagu qurxiyo sawirada si fudud waxa aad soo galin kartaa
sawir weliba oo aad rabto ka dib waxa aad ku qurxin kartaa colorkiisa iyo
effects kala duwan
2. THUNDER VPN
waa app vpn ah kaasi oo aad ku badeli karto locationka aad hada ku sugan
tahay.
3. PHOTOLAP
waa appka ugu fiican qurxinta sawirada qaab degdeg ah waxa ku jira appka
gudihiisa templates kuwaasi oo aad u isticmaali karto sawiradaada.
4. VIMAGE
Appkani waxa aad ku qurxin kartaa sawiradaada adiga oo ku samayn kara 3D sidoo
kale ku dari kara effecta sida dhir I.W.M

0 Comments