Asc, halkani waa shabakada
jagne4u.com oo aad ka heli doonto
dhamaan wax weliba oo ku saabsan technologyada.
maanta mawduucan waxa an kuugu soo gudbin doonaa qaabka aad sawirkaaga aad uga
dhigi karto mid dhibcaya ama waxa lagu magacaabo dribing effect.
waxa aynu sidoo kale adeegsan doonaa applicationka picsart.
PICSART
applicationkan waa mid loogu talo galay in lagu qurxiyo sawirada waxa aad
sidoo kale ku qurxin kartaa muuqaalada.
waxa uu leeyahay feeatures ama qalab aad u badan kuwaasi oo aad u adeegsan
karto qurxinta sawirkan.
FEATURES OF PICSART
1. ka jarida sawirka background
2. qurxinta colorka sawirka
3. ka badelida sawirka backgroundka
4. ku samaynta sketch
5. ku samaynta colleges
Muuqaalka sharaxaada
:Halkan hoose waxa aad kala degi kartaa dhamaan sawirada aan isticmaalay
inta aadan sawirada la degin fadlan daawo ila dhamaadka muuqaalkan si aad u fahanto dhamaan qaabka loo isticmaalayo sawirada.

0 Comments