3 APPS AAD KU SAMAYSAN KARTO INTRO/HORDHAC

hadii aad tahay youtuber ama aad samayso muuqaalo aad soo galiso youtube facebook iyo meelaha la midka ah waxa aad u baahan tahay in aad hesho intro ama hordhac kaasi oo ah muuqaal yar oo ka soo horeeya muuqaalka guud ujeedadiisa kaasi oo aad ku soo gudbinayso xayaysis yar oo ku saabsan channelkaaga.

hadaba maanta mawduucan waxa aan kuugu soo gudbin doonaa 3 apps kuwaasi oo aad u layaab badan isla mrkaana kuu samayn doona intro ama hordhac aad u cajiib ah oo aad ku soo gudbiso muuqaladada.

mawduucan intii aan ku guda jiray waxa aan kuu soo xulay 3da app ee ugu sareeya sanadkan kuwaasi oo kuu samayn doona intro aad u qurxan.

muuqaalka sharxaada



Halkan hoose kala deg dhamaan appska

inta aadan la degin appska fadlan daawo muuqaalka oo dhameystira si aad u fahanto app waliba iyo qaabka loo isticmaalayo.


1.  Legend

waa app ay ku jiraan Templates kala duwan kuwaasi oo aad ku badelan doonto qoraalo kuu khaas ah oo ku saabsan waxii aad rabto.

Download 


2.  PixelFlow

Appkan waxa aad u adeegsan doontaa sidoo kale intro samaynta waxa sidoo kale ku jira templates kala duwan kuwaasi oo aad si fudud ugu badelan karto qoraalada aad u baahan tahay.

Download 


3.  IntroMaker

sida magacaba ka muuqata appkani waa appka ugu balaadhan intro samynta kaasi oo aad ku samysan karto introskaaga waxa uu leyaahay qabo badan oo lacag ah waxa aad halka kala degi kartaa isaga oo dhamaantiis free ah.

Download

Post a Comment

0 Comments