GAMESKA DADKA MASKAXDA BADAN

Hadii aad xiisayso ciyaariska gameska kala duwan waxaa jira noocyo badan oo games ah sida kubada cagta gawaarida iyo sidoo kale dagaalka.

Gameska dhamaantood waxa loogu talo galay maad ama baashaal ahaan wax faaido leh oo ay kuu soo kordhinayaan ma jirto kaliya wakhtigaada ayaad ku ciyaaraysaa.

Hadaba maanta ka dib waxa aad ka raysan doontaa in wakhtigaada ku lumiso gameskan waxa aan kula wadaagi doonaa 3 games kuwaasi oo maakaxdaada wax weg ka badeli doona waxa ay gameskan ka siman yihin in ay kaa fikirsiinayaan oo ay u baahan yihiin fikir aad u badan.
Asc ku soo dhawaw shabakada jagne4u.com oo aad kaga bogan doonto dhamaan wax waliba oo ku saabsan technologyada androidka iyo IOSka PC ga IWM.
Hadii aad hore ugu xirnayn channelka Halka  Riix Si ad ugu soo birto👉SUBSCRIBE

MUUQAALKA SHARAXAADA
Halkan hoose kala deg dhamaan appska
Fadlan inta aadan la degin dhamaan appska daawo muuqaalka sare si aad u fahanto qaabka loo isticmaalayo mid waliba.

1.  RIVER CROSSING
Gamekan waxa uu ka mid yahay gameska loo baahan yahay maakax aad u fiican hadaba gamekan waxa uu leeyahy levels aad u badan mid waliba uu leeyahay shaqo gaar ah.
Download



2.  SUDOKU
Gameskan waxa ku jira numbers ka kooban 1 ilaa 9 ka dib waxaa lagaaga baahan yahay in aad buuxi khaanadaha maran oo mid waliba ka koobnado 1aa 9
Download



3.  Ball sort puzzle
Gamekan waxa ku jira dhalooyin ama quraarado kuwaasi oo mid waliba ku jiraan kubado ama balooni isla markaana waxaa lagaaga baahan yahay in aad dhalo waliba ku rido 4 balooni oo isku midab ah.
Download

Post a Comment

0 Comments